الجمعة، 27 يونيو 2014

Kushubo WinRAR FOR FREE



Hadii aad tahay qof jelel in uu marwalbo Internetka wax kasoo download gareysto barnaamijkan aad ayuu muhiim kuugu yahay waana laga maarmaan ah in uu ku jiro Computer kaaga Sawabtoo ah waxalaa laga yaabaa waxa aad soo download gareyso in uu yahay folder cadaadisan taasi macnaheydu waxa ey tahay hadii uusan Computer kaaga ku jirin barnaamijkan ama barnaamijyada kale ee lamidka ah sida 7zip, WinZIP, PearZIP Waxa aad soo download gareysay wax ey kuu tarayaan majiro computer kaagana awood uma laha in uu furo waxa aad soo download gareysan

Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in fooldarada lagu cadaa diyo ama cadaadiska looga furo arinta ugu wey ee folder ka loo cadaadinayo waxa ey tahay in la yareeyo Size ka folderka 

Waxba yaan hadalka yaan idinku dheereynin
Daawo Cashirka



 Win RAR 32-bit


sida uu isku badalayo Size ka folder ka marka lacadaadiyo

Tusaale sida aan sawirkan ku aragno waa hal folder oo marna la cadaadiyay marna asagoo foldar caadi ah 
Saan aragno folder ka cadaadisan Size kiisu waa 423KB
marka cadaadiska laga furayna waxa uu noqday 1.32MB oo 1MB waxa uu u dhigmaa 1024KB 
taasi macnaheydu waa folderka inta aan lacadaadini kahor waxa uu ahaa 1.32MB oo udhiganta 1351.68KB marka lacadaadiyay na waxa uu noqday 423KB sida aan arkeyno waxaa udhaxeeya in kabadan 928KB




 Waxaa Soo diyaariyay Cashirka barnaamijkana sameeyay A.khaliq Ahmed (Young Somali)


U shear garee saaxiibadaa si aad ugu sheergareyso waxaad taabataa calaamada Facebook ga ama calaamada Twitter ka
FD
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

Qaabka ugu fudut ee cajaladaha lagu duubo anagoo isticmaaleyna Ashamboo Burning 14


Inshaa alaah Cashirkan waxaan kubaran doonaa Sida loo duubo Cajaladaha Computerka loona copy yeeyo iyo sidoo kale sida loo masaxo cajaladaha awooda uleh in ey masaxmaan 
Anagoo Isticmaaleyna Barnaamijka Loo yaqaano Ashampoo Burning Studio 14 oo aan cashirkii hore ku baranay sida loo soo Download gareeyo 

Daawo Cashirka



Waxaan filayaa in aad ka faa ideysateen cashirka 
Waxaa idinla socod siinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
MAHADSANID
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 16 يونيو 2014

Download Ashampoo Burning Studio 14 For Free ( $49.99)

Insha alaah maanta waxaan arki doonaa qaabka loo soo download gareyn karo barnaamijka loo yaqaano Ashompoo Burning Studio 14 oo ah barnaamij loogu talagalay duubista cajaladaha laguna koobiyeeyo isla markaana lagu masaxo cajaladaha awooda uleh in ay masaxmaan 

Inshaa alaah maaanta cashirka waxa uu ku koobanyahay sida aan usoo download gareysan karo barnaamijka For Free (Lacag la'aan) sawabtoo ah barnaamijkan ma aha barnaamij free ah waxaa loogu talagalay in la iibiyo qiimihiisuna waxa uu gaarayaa $49.99 hadii aad rabto in aad aragto qiimaha rasmiga ah ee barnaamijka waxaad booqan kartaa website ka shirkada Ashampoo qeybta ugaarka ah barnaamijka Ashampoo Burning Studio 14 
si aad u booqato website ka shirkada riix HALKAN 
Lakiin hadii aad Vediogan daawatana waxaad ku heli doontaa bilaa lacag "For Free" waxaan idinku soo dhaweynayaa cashirka ee

Waakan sawir aan ka soo qaaday website ka shirkada


Cashirka soo socdana waxaan ku baran doonaa sida aan cajalad uduubi karo ama aan u koobiyeyn karo isla markaana aan  umasixikarno cajaladaha loogu talagalay in ay masaxmaan

Daawasho Wacan



Wax ala wixii su aal ah oo ku saabsan cashirkan waxaad noogu soo diri kartaa Comment ahaan adoo komentigaaga ku soo qoraya Bokiska kamuuqda xaga hoose ee beejka 

1- Download gareyso Barnaamijka 


1- Soo Download gareyso Crack Barnaamijka



In sha alaah cashirka soo socdana waxaan ku baran doonaa sida aan cajalad uduubi karo ama aan u koobiyeyn karo ama aan u masixikarno inta aan cashirkaa ku kulmi doono Sidaa iyo amaana ala

Waxaa soo diyaariyay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الثلاثاء، 6 مايو 2014

Sidee ayaan desktop ka computer ka ugu dhigeynaa 3D

Maanta cashirkeena waxa uu ku saabsan yahay sidee ayaan desktop ka computer ka ugu dhigi karnaa 3D
3D waxaan filayaa in aad wada garaneysaan waxaa loola jeedaa shey sadax dhinac laga arkayo sida sawirkan ka kamuuqda

Hadii aad rabto in aad shaashada computer kaaga sidan oo kale in aad kadhigto kaliya waxaad ubaahantahay in aad soo download gareysato barnaamijka loo yaqaano Real Desktop 
waxaadna kasoo download gareysan kartaa batnaamijka xaga hoose ee page kan


Barnaamijkan waxa uu ku shaqeynayaa dhamaan noogyada windows ka soda Windows Xp, Windows Vista, Windows 7, Windows 8 iyo sidoo kale Windows 8.1

Waakan cashirka ee daawasho wacan 



Riix Download si aad barnaamijka usoo download gareysato
Download for free

Waxyaabaha looga baahanyahay computer kaaga

1- CPU ga computergaaga in uu kaweyn yahay 1GHz
2- RAM ka computer kaaga waa in uu kaweynaadaa 1GB waa hadii uu computer kaaga yahay 32bit 
Hadii uu yahay computer kaasaga 64bit RAM ka waa in uu kaweynaadaa 2GB
3- Hard Disk ga Computer kaaga waan in uu ka banaan yahay in ka badan 30MB oo u dhiganta 0.03GB 

Dhamaan macluumaatkan hadii aad rabto in aad ogaato raac talaa bootinkan 
1- riix Start Bottom 
2- dhinaca midig ee Mouse ka ku kilig garee Computer ka dib waxaad doorataa Properties 


Waxaa si toos ah kuugu furmi doona warqad noocan oo kale 



Waxaa soo diyaariyay A.khaliq Ahmed (Young Somali)

Don't Leave With Out Comment Or Shear

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الخميس، 17 أبريل 2014

Download Win RAR For Free


Hadii aad tahay qof jelel in uu marwalbo Internetka wax kasoo download gareysto barnaamijkan aad ayuu muhiim kuugu yahay waana laga maarmaan ah in uu ku jiro Computer kaaga Sawabtoo ah waxalaa laga yaabaa waxa aad soo download gareyso in uu yahay folder cadaadisan taasi macnaheydu waxa ey tahay hadii uusan Computer kaaga ku jirin barnaamijkan ama barnaamijyada kale ee lamidka ah sida 7zip, WinZIP, PearZIP Waxa aad soo download gareysay wax ey kuu tarayaan majiro computer kaagana awood uma laha in uu furo waxa aad soo download gareysan

Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in fooldarada lagu cadaa diyo ama cadaadiska looga furo arinta ugu wey ee folder ka loo cadaadinayo waxa ey tahay in la yareeyo Size ka folderka 

Waxba yaan hadalka yaan idinku dheereynin waxaan toos ugaleynaa sharaxaada ayadoo qoraal iyo sawiro ah 

Marka ugu horeyso horeyso waxaad ogaattaa  System Type ka Computer kaaga Si aad u ogaato 
1- waxaad tagtaa Start Bottom
2- waxaad right click siisaa Computer 
3- waxaad kadoorataa Properties 

kadib waxaa kuu soo furmi doona warqad nooca oo kala ah 
waxadaad eegtaa waxa ku qoran halka midabka jaalaha aan mariyay mawaxaa ku qoran 32-bit sida sawirka kamiiqata oo kale misa waxaa ku qoran 64-bit


Waxaan filaa in aad ogaatay System type ka computer kaaga hadaba waxaad soo download gareysataa mid computer kaaga lamid ah 

Computer kaaga hadii uu yahay 32-bit 
halkan kasoo download gareyso

 Win RAR 32-bit

Hadii uu computer kaaga yahay sidoo kale 64-bit 
halkan kasoo download gareyso

 Win RAR 64-bit

Marka aad soo download gareysato nooca computer kaaga tusaale computer keyga waxa uu ahaa 32-bit sidaa dartee saad arkeyso waxaan soo download gareystay nooc 32-bit ka ah

Barnaamijka marka aad soo download gareyso laba jeer kilig garee kadib waxaad taabataa Install 
  

Waxaa  bilaab maya barnaamijka computer kaaga in lagu Install gareeyo 


Marka uu dhameeyo waxaa kuu soo bixi doona warqadan oo kale waxaad calaamada saxda ah saartaa ISO iyo JAR si uu barnaamijka awood ugu yeesho foldarada noocaas oo kala ah in uu cadaadiska kafuro kadib waxaad taabataa OK


Wuu dhamaaday Install gareyta barnaamijka waxaad taabataa Done


waxaa laga yaabaa warqadan oo kale in ey kuu soo furanto iska Close garee 


 Qaabka folder ka loo cadaadiyo iyo qaabka cadaadiska looga furo

1- right click garee folderka aad rabto in aad cadaadiso
2- kadib waxaad doorataa Add to "folderka magaciisa.rar"
waxa uu bilaabayaa in uu cadaadiyo folder ka


Sidoo kale hadii aad rabto in aad folder cadaadiska kafurto
right click garee folder ka cadaadisan 
kadib waxaad doorataa Extract To folder kacadaadisan magaciisa\
kadib waxa uu bilaabayaa in uu folder ka cadaadiska kafuro folder caadi ah oo aad furikarto

sida uu isku badalayo Size ka folder ka marka lacadaadiyo

Tusaale sida aan sawirkan ku aragno waa hal folder oo marna la cadaadiyay marna asagoo foldar caadi ah 
Saan aragno folder ka cadaadisan Size kiisu waa 423KB
marka cadaadiska laga furayna waxa uu noqday 1.32MB oo 1MB waxa uu u dhigmaa 1024KB 
taasi macnaheydu waa folderka inta aan lacadaadini kahor waxa uu ahaa 1.32MB oo udhiganta 1351.68KB marka lacadaadiyay na waxa uu noqday 423KB sida aan arkeyno waxaa udhaxeeya in kabadan 928KB




 Waxaa Soo diyaariyay A.khaliq Ahmed (Young Somali)


U shear garee saaxiibadaa si aad ugu sheergareyso waxaad taabataa calaamada Facebook ga ama calaamada Twitter ka
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 30 ديسمبر 2013

Qurxi Desktop ka Computer kaaga Part two


Insha alaah maanta waxaan arki doonaa Qeybtii 2aad ee barnaamijkii ahaa Qurxi Desktop ka Computer kaaga

Qeybtan 2aad waxaa ku baran doonaa sidee ayaan Desktop ka Computer ka ugu soo dari karnaa warqadahan aan ku aragno Sawirka

 warqadahan ma aha kuwa sawiro ah Mid walboo kamid ah waxa uuqabtaa Howl gaar ah warqada ugu yar waxa ey sheegtaa Waqtiga Tan ugu Weyna waxa ey sheegtaa Cimilada 
Halka warqada kale ey sheegto awooda RAM ka inta uu la ekyahay iyo inta aad RAM ka ka isticmaleyso 


FIIRO GAAR AH

Hadii aad cashirka qeyb tiisa hore daawatay oo aad soo Download gareysatay barnaamijka looyaqaano Rainmeter isla markaana Computer kaaga aad ku Install gareysay uma baahnid in aad mar labaad soo download gareysato oo aad computer kaaga ku install gareyso 

Kaliya waxaad u baahantahay in aad soo Download gareysato Skin ka aan cashirka ku is ticmaali doono 
(Marka lajoogo Rainmeter ka Skin waxaa lola jeedaa waxyaabaha barnaamijkan (raimeter) lagu daro sida Skin ka aan maanta arki doono oo kale oo loo yaqaano Torn Paper )
Daawo Cashirka


Hadii aadan wili soo download gareysanin barnaamijka loo yaqaano Rainmeter riix Download 
Skin ka cusub ee maanta aan cashirka ku is ticmaalnay Torn Paper hadii aad rabto in aad soo Download gareysato riix 
Hadii aad rabto qeyb ta 1aad in aad ee cashirka riix

㋡═☞㋡═☞HALKAN☜═㋡☜═㋡

Hadii aad rabto in aad soo download gareysato sawirka aan cashika ku isticmaalay riix sawirka wuu kuu download gareys mayaa

MAHADSANID

Waxaan filayaa in aad kafaa idey sateen cashirka 
Waxaa idinla socod siinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)




Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الأحد، 29 ديسمبر 2013

Qurxi Desktop ka Computer kaaga Part One


Inshaa allah maanta waxaan Arki doo Barnaamij cusub oo loo yaqaano Rainmeter barnaamijka waxaa loogu talagalay in lagu qurxiyo Desktop ka Computer ka waxa uu ku shaqeynayaa dhamaan noocyada windows ka laga soo bilaabo Windows XP.... Ilaa laga soo gaaro  Windows 8.1 oo ah nooca ugu danbeeyay


Maanta waxaan arki doonaa qeyb kamid ah barnaamijkas oo ah sidee ayaan Desktop ka computer ka ugu ekey siinkaraa qaabkan aad sawirada ku arkeyno 


Qaabka barnaamijla loogu install gareeyo iyo sida Iyo Sida Loogu soodaro Skin cusub 

Daawo Cashirka


Hadii aad u baahantahay In aad soo download gareysato barnaamijka riix Download

Sidoo kale hadii aad rabto in aad soo Download gareysato Skin ka cusub ee Iron Man riix Download

Fiira gaar ah adoon Barnaamijka Ku install gareenin Computer kaaga Skin (Skin waxaa loola jeedaa waxyaabaha barnaamijkan lagu daro sida kan aan cashirka ku aragnay ookale IRON MAN)ka kuuma shaqeynayo 

MAHADSANID

Waxaan filayaa in ka faa ideysateen cashirka
Waxaa idinla socod siinayay walaakiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)


Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الخميس، 26 ديسمبر 2013

Sida Filimaanta looga gooyo Heesaha iyo Action ka ama Dagaalka

Insha alaah maanta waxaan arki doonaa Sida Filimaanta looga gooyo Heesaha ama Dagaalka iyo wixii lamid ah
Anagoon isticmaaley barnaamijada waaween ee video yada lagu jar-jaro waxaan isticmaali doonaa barnaamijka caanka ah ee looyaqaano VLC Media Player waxaan filayo qor walbo oo naga mid ah in uu computer kiisa ku jiro barnaamijkan ( VLC )

Hadii aadan heysan wax dhib ah malah waad soo download gareysan doontaa Linkiga laga soo download gareynayo waxaad kaheli doontaa Hoo0oo0oo0ooS

Ma aha in aad filimaanta oo kaliya ku jar-jari karto Waxaad ku jari kartaa video alla video gii aad jeceshahay in aad qeyb kamid ah Goyso ama jarto Hanaqdo film ama Hees iyo sidoo kale waxaad ku gooyn kartaa Waxyaabaha dhageysiga ah (MP3)

Daawo Cashirka

Hadii aad ubaahantahay in aad soo download gareysato Barnaamijka looyaqaano VLC riix Download hadii uu computer kaaga uu ku shageeyo Windows 32 bit- hadii Application Software ka computer kaaga kujira uu yahay Windows 32bit- sida  | xp 32bit | vista 32bit | 7 32bit | 8 32bit | 8.1 32bit | iyo wixii lamid ah
Hadii nooca Windows uu yahay 64bit sida  | xp 64bit | vista 64bit | 64bit | 64bit | 8.1 64bit | iyo wixii lamid ah riix download

Sideen ku ogaan karaa Computer keyga Windows ka kujira iyo in uu 32bit ama 64bit

1- waxaad tagnaa Start Bottom 
2-waxaad right kilig gareysaa (dhinaca midig ee Mouse ka ku kilig karee ) Computer 
3-kadib waxaad doo rataa Properties



Waxaa kuu soo bixi doono safxadan oo kaleah 
saan arkeyno Computerkeyga waxaa ku jira Windows7 | 32 bit

Hadii Application Software ka computer kaaga kujira uu yahay noocya kale Sida Linux ama Ubunto ama Mac Os X iyo wixii lamid ah riix 
㋡═☞㋡═☞HALKAN☜═㋡☜═㋡
kadib waxaad doorataa nooca uu Application kaaga yahay

Qaabka Bottoms ka loogu soo daro 


Waxaad soo furtaa barnaamijka (VLC) waxaad tagtaa View Waxaad kasii doorataa Advanced Controls 


Barnaamijka si fiican u fiir Hoos waxaa ku soo darsamay Afar bottom oo kale sida loo isticmaalayo cashirka ka daawo 
Mahad Sanid


Waxaan filayaa in aad ka faa idey sateen 
Waxaa idinla socod siinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)



Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

السبت، 30 نوفمبر 2013

Sidee ayaan ugu xirayaa Computer keyga Baasweerada Loogu talagaly Mobilada Tajka Ah

Insha alaah maanta waxaan baran doon naa sidee ayaa Computer keyga shaashadiisa ugu xir karaa Baasweerada loogu talagalay Mobilada Tajka oo kale
Kaliya waxaad ubaahantahay In aad heysato barnaamijka Loo yaqaano XUS PC Lock hadii aadan heysa Hoos usoco Video ga hoostiisa ayaad kaheki doontaa halka laga soo Download gareenayo kali riix Download kadib waxa uu bilaabayaa in uu kuu Download gareeyo Barnaamijka Sida Loogu Sida loogu Install gareenayo iyo sida loo isticmaalayo waxaad ka daawan kartaa Video ga Hoos yaala 


Daawo Cashirka


Hadii aad rabto in aad soo Download gareyso Barnaamijka riix Download

NAMBARADA SIRTA EE BARNAAMIJKA

Waaka Serial ka koobiyee mid kamid ah kadibna meesha loogu talagalay ku Paste garee

1- BRD-AMCNNC-A186VA1618448CQF1D1                  2- BRD-UMHJI4-36F477C2C92764217FD
3- BRD-GLZS00-A1D7K27A8A337CY53E4                    4- BRD-BX57ZT-361AEED6FK5B2AP116F
5- BRD-3UOQJR-6D07D016177143Y6141                      6- BRD-0G66ZS-C1BFV7111VC1A9JC1A1
Hadii aad rabto in aad soo download gareysato baasweerada (Serial ka barnaamijka) riix Download


Waxaan filayaa in aad kafaa ideysateen Cashirka 
Waxaa idin socodsiinayay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
MAHADSANIT
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad