الجمعة، 20 ديسمبر 2013

Heesaha YouTube Ka sidee ayaan qaab maqal ah ugu Soo Download gareyn karaa (MP3)


cashirkan waxa uu muhiim uyahay asxaabta jecel dhaqeysiga Muxaadarooyinka Nashiidooyinka Qudbadaha wararka lasoo giliyo YouTube ka ayo sidoo kale asxaabta jecel dhageysiga Heesaha 

Maanta waxaan baran doonaa sida Video yada YouTube ka loogu badalo qaab dhageysi ah MP3 loona soo download gareysto ayagoo MP3 ah (Maqal kaliya ah)

Arintan waxaan lakaashan doonaa website Loo yaqaabo YouTube MP3 (website ka waxaad kaheli doontaa video ga hoostiisa) website kan waxa uu noo suurta gilinayaa in aan Video yada YouTube ka aan ubadalno qaab maqal ah (MP3)
Sida lo isticmaalayo website kan waxaad kaga bogan doontaa Video gan oo aan ku soo diyaariyay 


Daawo Cashirka


Website ka cashirka lagu isticmaalay waxaa la yiraahaa
www.YouTube-MP3.org
RiiX Website ka magaciisa si uu kuugu furmo 

SHARAXAAD QORAAL AHAAN AH

Waxaad tagtaaYouTube ka si aad usoo doorataa Video ga aad rabto in aad usoo download gareyso qaab MP3 ah
(qaab maqal ookaliya ah)
waxaad soo Copy gareysaa linkiga video ga ama video ga dushiisa ku kilig garee dhinaca midiq ee mouse ka kadib waxaad doorataa Copy Video URL 
Waxaad tagtaa website ka loo yaqaano YouTube-MP3.org halka ey ku waxaad ku Past gareysaa Linkigii ama URL kii aad soo copy gareysay qaanada kasareysa halka ey ku qorantahay Convert Video
kadib waxaad taabataa ama riixdaa Convert Video waxa uu bilaabayaa in uu video ga ubadalo MP3 marka uu badalo waxaa kuu soo bixi doona macluumaatka video ga sida sawirkiisa magaciisa ina saac uu soconayo Iyo Sidoo kale meel ey ku qorantahay Download sida sawirka kamuuqata si aad u download gareyso Video gan loo badalay MP3 waxaad taabataa Download


Waxaann filayaa in aad ka faaideysateen Cashirka
Waxaa idinla socodsiinayay Walaakliin A.khaliq Ahmed (Young Somali
MAHADSANIT
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الأربعاء، 11 ديسمبر 2013

Habka ugu fudut EE YouTube ka video looga soo download gareenkaro

insha alaah maanta waxaan arki doonaa habka ugu fudut uguna dagdaga badan ee YouTube ka Video ugu soo download gareenkarno Barnaamij laaan (with out Software) 
Wax barnaamij ah oo aad ubaahantahy majiro si aad YouTube ka Video ugu soo download gareysato kaliya waxa aad ubaahantahy in aad waqti yar aad siiso cashirkan si aad uogaato talaabooyinka lamarayo
waxaan filayaa hadii aad raacdo talaabooyinka cashirka aan ku arki doono in aad sifudut usoo download gareysan karto Video alla video gii aad doonto 

Daawo Cashirka

TUSAALE

Link ga ama URL ka ama cinwaanka qaabka aad ubadaleysit 
1- marka cinwaanku uu sidan oo kale yahay
https://www.youtube.com/watch?v=DrdMwKXEcPA&feature=player_embedded
2-waxaad masaxdaa ama tir-tirtaa inta buluugaah ee
xariiqanta dul marsan 
  https://www. youtube.com/watch?v=DrdMwKXEcPA&feature=player_embedded
3-halka aad kamasaxday waxaad ku badashaa SS 
ssyoutube.com/watch?v=DrdMwKXEcPA&feature=player_embedded
4-kadib waxaad riixdaa ENTER
waxaa kuu soo bixi doona safxad ama Page noocan oo kal ah
Video ga aad soo download gareyso hadii aad rabto in aad Computer kudaawato waxaad doorataa Sadaxda ugu sareeya midkood | FLV 240P | MP4 360P | MP4 720P | aad waxaa ufiican in aad doorato labada nooc ee MP4 ka ah | MP4 360P| iyo |MP4 720P | ayaga ayaa ugu fiican video yada computerka lagu daawado
hadii aad u rabto in aad Mobile kudaawato waxaad doorataa Noocyada 3GP ga sida |3GP 144P| iyo |3GP 240P|
marka aad doorato nooca aad rabto waxa uu bilaabayaa in uu kuu download video ga aad rabtay in aad soo download gareyso

Waxaan filayaa in aad kafaa ideysateen cashirka 
Waxaa idinla socodsiinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali )
MAHADSANIT

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 28 أكتوبر 2013

Sida loo Active gareeyo Barnaamijka caanka ah I.D.M (Internet Download Manager)

Insha alaah maanta waxaan baran doomaa sida looga dhigo barnaamijka caanka ah ee 
Internet Download Manager mid shaqeeya ilaa wiligii ama ilaa aan anaga iska masaxno 
cashirka aad ayuu ufudutyahay kaliya talaabooyinka aan qaadayo raac


Daawo Cashirka



Waakan Serial Number ka waxaad sameysaa koobiyeeyso mid ka mid ah kadibna ku Past garee Halka

loogu talagalay 

1) OP3BQ-I5EAR-UN52H-VR7QX

2)  KCE9Y-PUYTC-1L2ES-77OQS

3)  7TSFG-YWZ5O-YWLSB-89N41

4)    ZJ14C-KHNV1-I9YPK-YITD9

5) 84X1I-3HVW3-MX7ZK-QBG0M

Hadii aadan Heysan Barnaamijka oo aad ubaahantahay in aad soo Download gareysato Riix DOWNLOAD

Fiido Gaar ah

Iska ilaali hadii aad aragto warqat noocan ookala ah waxba aqriskeeda ka isku daalin ee iska Cancel garee sawabta oo dhah dhamaan waxa ku qoran way run ah ma aha  Hadii aad riixdo Update Now wax yar kadib waxaad kuu Soo bixi doono Message Kuu sheegaya in serial number ka aad gilisay uu yahay mid fake ah ama mis laxanibay 


Waxaan filayaa in aad cashirka ka faaideysateen 
Waxaa idinla socodsiinayay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
Mahadsanit 

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad