الأحد، 8 ديسمبر 2013
Sidee ayaan Facebook ga ugu qori karaa qoraalo kaladuwan
الأحد، 27 أكتوبر 2013
Sidee ayaan u ogaan karaa Qofka ugu badan ee profile kaaga Facebook ga soobooqda
Sidee ayaan u ogaan karaa Qofka ugu badan ee profile kaaga Facebook ga soobooqda
arintani waxaalaga yaabaa in ey kuu suuta giliso in aan ogaato qofka kuxiiseenaya iyo sidoo kale qofka marwaliba kuraadiya
arintani waxaalaga yaabaa in ey kuu suuta giliso in aan ogaato qofka kuxiiseenaya iyo sidoo kale qofka marwaliba kuraadiya
Daawo Cashirka
Waxa aad Afargeyska searching ka ee kuu soo baxay marka aad taabatay CTRL+F "InitialChatFriendsList"
Page ka cusub ee aad furtay waxaat ku qortaa http://www.facebook.com/profile.php?id=
kadib waxaad raacisaa ID ga aat soo Kobiyeyday
Waxaa idin la socodsiinayay Walaalkiin Abdi Khaliq Ahmed (Young Somali)
waxaan filayaa cashirka maanta in aad ka faa'ideysateen Mahadsanit
Trick yar ama qiyaano ku saabsan Facebook
Baro qiyaano aad ufiican oo ku saabsan Facebook ga qiyaanadan waa mid kuu suurta glineysa in aad bad badasho dhamaan tirooyinka kamuuqda Sida tirada massage yada ama tirada dadka kuugu soodarsada iya sidoo kale tirada notification
waxaa shardi ah tirada aad badaleysit ugu yaraan in ay ahaato "1" hadii eysan tira dhan kuu yaalin lama badalikaro
الاشتراك في:
الرسائل (Atom)

.png)

.png)