الجمعة، 13 ديسمبر 2013

Side Ayaan Calan Isugu sawiri karaa

Insha alaah maanta waxan baran doonaa sidee ayaan calam isugu sawiri karnaa angoo isticmaaleyna Adobe Photoshop hadii aadan heysa Photoshop waxaad daa wankartaa cashirka ku saabsan sida loo soo download gareeyo Adobe Photoshop CS4 ama Adobe Photoshop CS5
hadii aad cashirkan daawato waxaad awood u yeelaneysaa in aad isku sawirto calan ala calankii aad jeceshahay Cashirkan qeyb tiisa hore waxaan ku arki doonaa sida loo sameeyo Calanka Somaliland madaana uu kakoobanyahay in kabadan sadax midab kuu kayara adagyahay sida loo sameeyo calanka Somali .
Qeybta danbe ee cashirka waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo calanka Somalia.
sawirada cashirka lagu isticmaalay ha 
waxaa ka heli kartaa video ga hoostiisa
Daawo Cashirka

waa kuwan sawiradii cashirka lagu isticmaalay cawirka aad rabto kilig garee 
wuu kuu download gareys mayaa


Waxaan filayaa in aad ka faideysateen Cashirka
Waxaa idinla socodsiinayay Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali )
MAHADSANIT
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الأحد، 1 ديسمبر 2013

Sidee ayaan midabka dharka ugu badali karaa Photoshop






cashirka maanta waa cashir fudut waxa uu na ku sabsan yahy photoshop 
 Sidee ayaan midabka dharka ugu badali karaa Photoshop?
Waxaad ubaahantahy in aad heysato mid kamin ah barnaamijyada Adobe Photoshop
hadii aadan heysan Adobe Photoshop riix labadan nooc ee barnaamijka Mid kood Kadib Soo download gareyso

1- Soodooro sawirka aad rabto


2- select garee in ta aad rabto in aad midabka kabadasho


3- Daawo Cashirka kadib fiiri farqiga u dhaxeeya labada sawir



Daawo Cashirka



Waxaan filayaa in aad ka faaideysateen cashirka 
Waxaa idinla socodsiinayey Walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
MAHADSANIT

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الأربعاء، 6 نوفمبر 2013

sida loosoo Download gareeyo Adobe Photoshop CS5 Full Version For Free

Ishaa alaah maanta waxaan arki doonaa sida loo soo Download Photoshop CS5
cashirka cin waan kiisana wuxuu noqonayaa 
Sidee ayaan usoo Download gareyn karaa Adobe Photoshop CS5 Full Version For Free 
waxaan Filayaa cashirka dad badan oo Photoshop raadinayay in ay ka faaideysan doonaa  



Daawo Cashirka

Hadii aad rabro in aad Soo download Gareysato Riix Download

Waxaan filayaa in aad ka faaideysateen Cashirka
ha ilaabina in aad saaxiibadiina u shear gareysaan Si ey uga faaideystaan
Waxaa idin lasocod siinayay  walaalkiin : A.khaliq Ahmed (Young Somali )
Mahadsanit

Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

الاثنين، 28 أكتوبر 2013

Sida loogu nadiifiyo ama loogu hagaajiyo wiji Adobe Photoshop

Inshaa allaah maanta Cashirkeena ku saabsan yahay
Sida loogu nadiifiyo ama loogu hagaajiyo wiji Adobe Photoshop
Cashirka maan ta in uu yara adagyahay ayaad umaleysaa 
laakiin wuu iska fudutyahay kaliya waxaad raacdaa steps ka aan Ku arki doono cashirka  Adiga oo aan Kala dib marini ama aadan kalahormarinin steps ka aan ku arki doono cashirka hadii aad usameyso Sida cashirka kuxusan Waxaan filayaa in aad ku guuleysan doonto

Daawo Cashirka


Hadii aadan heysan Adobe Photoshop Riix HALKAN 

Waxaan filayaa in aad ka faaideysateen Cashirka 
waxaa idinla socodsiinayay walaalkiin A.khaliq Ahmed (Young Somali)
MAHADSANIT


Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad

Sidee ayaan usoo Download gareen karaa Adobe Photoshop CS4 Full Version For Free

Inshaa alaah maanta Cshirkeena waxa uu kusaab san yahy  Sidee ayaan usoo Download gareen karaa Adobe Photoshop CS4 Full Version For Free
Adobe Photoshop waxyaabaha uu qabto in aad wada garaneysaan Adobe Photoshop cidii aan garaney waa barnaamijka ugu caansan dunida ee lagu talagalay Design gareyta sawirada iyo hagaajintooda


Daawo Cashirka


Hadii aad ubaahantahay in aad soo Download gereysato Adobe Photoshop CS4 Riix
Waxaan filayaa in aad ka faaideysateen Cashirka maanta 
Waxaa idinla socodsiinayay Walaalkiin  A.khaliq Ahmed (Young Somali)
Mahadsanit
Siiwad aqrinta... Résuméabuiyad